Halkaan waxaad ka heli karta hadalo , sheekoyin murti leh. Si aad u hesho sheekoyin xikmado leh halkaan ku xirnaaw.
#xikmado #xikmad #maogtahay
#dhiirigelin #guul #xikamdo
Guushu waa in aad cadaabka ka xorowdid 😍
Ahmed Omaar Quotes, Xikmado Videos, Dhiirigalin, Nolosha, Xikmad iyo Murti, Somali Quotes, Oraahyo, Somali Motivational Videos, plus more... #somaliquotes #xikmad #xikmado #dhiirgalin #ahmedomaarquotes #somaliquoteshub #somali #nolosha #guusha #xikmadocajiibah #murti #somaliland #somalia #djibouti #puntland #somaliquotesvideos #oraahyo #axmedomaarquotes #xikmadovideos #somalimotivationalvideos
QOF KASTA QALAD WUU GALAA! BALSE WAXAA UGU FIICAN KAN OGAADA INUU QALAD KU JIRO, DIBNA UGA SOO LAABTA.
Dhiirigelin / xikmado
Xikmado
Somali quotes, xikmado, dhiirigalinta waxbarashada iyo nolosha.
Si aad u hesho wax aaney qayrkaa heli doonin mustaqbalka, samee wax ka duwan waxa ay sameeyaan. #inspirational quotes #exam time #you can win #student quotes #somali quotes #motivation #xikmado #dhiirigalin #ahmed omaar quotes