Guryosan waa shirkad dadka ka caawisa una fududaysa inay helaan hantida ay doonayaan. si fudud oo dhakhso badan. ujeedadayadu waa in ay macmiishu helaan xog dhamystiran oo ku saabsan hantida iibka ah ee suuqa ku jirta, kadibna si toos ah macmiisha ugu xidhno dilaalka iibinaya ee ka masu'uul ah hantidaa